Search

Wajibad

Learn All About The Stories of The Prophets, & All Islamic Wajibad & The Sunan.

Category

Nabi Ismaaciil

Nabi Ismaaciil Inta Goor Qur’aanka Lagu Sheegay

بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ

Su’aalo & Jawaabo
Ku Saabsan Anbiyada

Qaybtani waxaan Ku Soo Qaadan Doonaa
Nabiyullaahi Ismaaciil (cs)

Continue reading “Nabi Ismaaciil Inta Goor Qur’aanka Lagu Sheegay”

Qisaddii Nabi Ismaaciil (c.s.)

Qisaddii
Nabi Ismaaciil c.s

Waxaa qoray:
Sheekh Maxamuud Sheekh Cabdi-Waaxid

Decorative Lines

‘’Sababtii keentay in Illaahay amro Nebi Ibraahiim inuu bireeyo Wiilkiisa Ismaaciil (cs).’’

Sababta keentay in Nebi Ismaaciil (cs) la amro in la bireeyo xaqiiqada Illaah baa garanaya, balse sida la sheegay Nebi Ibraahiim (cs) ayaa sadaqeeyey 1.000 Neef oo Ari ah, 300 oo lo’ah iyo 100 Neef oo Geel ah, wuxuuna ku baxshay jidka Illahay, dadkii ayaa la yaabay, markaabaa Nebi Ibraahiim (cs) wuxuu yiri

Continue reading “Qisaddii Nabi Ismaaciil (c.s.)”

Create a website or blog at WordPress.com

Up ↑