bismillah

السَّلاَمُ عَلَيْكُمْ وَرَحْمَةُ اللهِ وَبَرَكَاتُهُ

Asalamu Caleykum
Wa Raxmatullaahi Wa Barakaatuhu.

Decorative Lines

Wajibad100Wajibad waa ururiyaha qoraalada diiniga ah si ay dadka jeceli inay bartaan diintood ugu fududaato akhrinta iyo daabacaada qoraalada oo af-Somali iyo English ka kooban (Inshaa Allaah) hadan waxaan ku guda jirtaa si aan ugu soo kordhin lahayn qoraalada Carabiga ah. Sida Saxiix al-Bukhaari, Saxiix Muslim, Abuu Daawuud iyo qayrkoodba.

Waajibad waxa uu mahad gaar ah u celinahayaa dhamaan raga ka soo shaqeeyay qoraalada oo waqtigoodii qaaliga ah siiyay ummada Islaamka oo walaalahooda ah, iyaga oo aad u jecel inay ugu dhowaadaan camalkaa wanaagsan Allaah (subxaanahu wa tacaalaa), anagana waxaan leenahay Ilaahay ha idinka abaal mariyo miizaanka xasaankana ha idiin saaro waalidiintiinana Ilaahay (swt) ha ka sii ajar iyo xasanaad, waxay ka mid tahay (Sadaqa Jaariya).

Inshaa Allaah waxaan ka codsaneyhaa dhamaan akhristayaash walaalaheena ah in ay nagu baraarujiyaan waxii qalad ama gaf ah oo inaga dhacay adiga oo ku soo haagin karto cinwaanka Wajibad oo hoos ku qoran Jazaakum Allahu Khayran.

Decorative Lines

Abuu Kalthuuma
Email: wajibad@gmail.com

Wada shaqeyn wacan wa Jazaakum Allaahu khayran.

Wajibad