Search

Wajibad

Learn All About The Stories of The Prophets, & All Islamic Wajibad & The Sunan.

Category

Qisasal Ambiyaa

Qisas Wa Taariikh: Qisooyin ka Sugnaaday Rasuulka (scw)

Qisas Wa Taariikh

Qore: Axmed Cabdisamad

Qisooyin ka Sugnaaday Rasuulka (scw)

Qormadani waxay hordhac u tahay silsilad taxane ah oo aan ku soo bandhigayno tiro ka mid ah qisooyinka Rasuulkeennu (SCW) uga sheekeeyay asxaabta; si ummaddiisu ugu cibro qaadato. Waxaan isku dayaynaa in aan qisada ka dib muujino wax ka mid ah duruusta iyo faa’iidooyinka ku jira qisada.

Waxaan kale oo is ku dayaynaa in aan muujino meelaha aynu iska shabbahno innaga iyo ummadahaas hore oo Rasuulku (SCW) ka sheekaynayo ha ahaato isu ekaansho wanaagsan ama mid xune.

Qisadu waa in looga sheekeeyo dhacdooyinka iyo hawlaha hab luqadeed oo ku dhammaanaya ujeeddo laga lahaa warinteeda. Qisadu waa nooc ka mid ah noocyada suugaanta oo dadka naftoodu jeceshahay, ay u dheg raariciyaan, una daneeyaan si aysan u danayn suugaanta kale.

Continue reading “Qisas Wa Taariikh: Qisooyin ka Sugnaaday Rasuulka (scw)”

Nebi Sulaymaan (Caleyhi Salaam)

Nabi Sulaymaan
Caleyhi Salaam

Qisasal Ambiyaa| Nabi Sulaymaan (Caleyhi Salaam)
Naxariis iyo Nabadgalyo Eebbe Korkiisa Ha ‘Ahaataye

Decorative Lines

Nabi Sulaymaan
Iyo Xikmadaha Ku Qarsoon

Continue reading “Nebi Sulaymaan (Caleyhi Salaam)”

Nabi Aadam (Caleyhi Salaam)

Nabi Aadam
Caleyhi Salaam

Qisasal Ambiyaa| Nabi Aadam (Caleyhi Salaam)
Naxariis iyo Nabadgalyo Eebbe Korkiisa Ha ‘Ahaataye Continue reading “Nabi Aadam (Caleyhi Salaam)”

Nabi Yuusuf (Caleyhi Salaam)

Nabi Yuusuf
Caleyhi Salaam

Qisasal Ambiyaa| Nabi Yuusuf (Caleyhi Salaam)
Waxa si wada jir ah u diyaariyay:
C/fataax Xasan aadan iyo
Axmed Ismacil Xasan (Bucul) Continue reading “Nabi Yuusuf (Caleyhi Salaam)”

Qisasal Ambiyaa: Nabi Muuse (Caleyhi Salaam)

Nabi Muuse
Caleyhi Salaam

Qisasal Ambiyaa| Nabi Muuse (Caleyhi Salaam)
Qisadii: Nabi Muuse (cs)
Waxa si wada jir ah u diyaariyay:
C/fataax Xasan aadan iyo Axmed Ismacil Xasan (Bucul) Continue reading “Qisasal Ambiyaa: Nabi Muuse (Caleyhi Salaam)”

Nabi Ibraahim (Caleyhi Salaam)

Qisooyinka
Nabi Ibraahiim

Qisasal Ambiyaa| Nabi Ibraahim (Caleyhi Salaam)
Qisadii: Nabi Ibraahim (cs)
Waxa si wada jir ah u diyaariyay:
C/fataax Xasan Aadan iyo Axmed Ismacil Xasan (Bucul) Continue reading “Nabi Ibraahim (Caleyhi Salaam)”

Qisooyinka Ugu Wanaagsanaa

Qisooyinka Ugu Wanaagsanaa
أحسن القصص  –  قصص الأنبياء

Qore: CabdiRisaaq Maxamed
Cilmi “ina Warfaa”
Ambiyada: Waa Qisooyinka
Ugu Wanaagsanaa

Decorative Lines

Kitaabka

Qof kasta ayaa xaq u leh inuu daabacdo kitaabkan oo ma dhowrsana. La soo xiriirka qoraha ee ku saabsan kitaabka. Haddii aad xiiseyneysid kitaabkan oo aad dooneyid inaad ogaato sidii lagu heli lahaa, iyo haddii aad ku aragtid khaladaad, Eebbe kaliya ayaa dhamaystirane ha kaa abaalmariyo. Waxaad fadlan kala soo xiriiri kartaa cinwaanka qoraha kitaabkan bariidka xaasuubkiisa “e-mailkiisa” oo ah:  ina_warfaa@hotmail.com.

Mahadnaq

Waxaan ugu horrayntii u mahadnaqayaa Eebbe, oo igu galadaystay nimcooyin tira badan oo aanan koobi karin. Ka dibna waxaan u mahadnaqayaa dhammaan dadkii igu caawiyey talo, fikrad iyo dhiiragalin waxaan idin leeyahay  جزاكم الله  خيرا .

Continue reading “Qisooyinka Ugu Wanaagsanaa”

Create a website or blog at WordPress.com

Up ↑