Search

Wajibad

Learn All About The Stories of The Prophets, & All Islamic Wajibad & The Sunan.

Category

Qisooyin

Nafiis Yacquub (Mucjisada Qur’aanka)

Date: ‎Saturday, ‎16 ‎May, ‎2020
Hijrada 23-Ramadaan 1441

Continue reading “Nafiis Yacquub (Mucjisada Qur’aanka)”

Ninkii Abuu Darr Ka Damaanad Qaaday

Ninkii Abuu Darr
Ka Damaanad Qaaday

Waxaa Qoray: Macoow Ustaad

Decorative Lines

Qiso Diini ah oo Aad u Faa’iido Badan,
Mudana In Lagu Cibro Qaato..!

Continue reading “Ninkii Abuu Darr Ka Damaanad Qaaday”

Allaah (swt) oo Laga Baqo

Allaah (swt) oo Laga Baqo

Qisooyin Diini Ah

Decorative Lines

Bismillah

Assalamu Alaikum

Continue reading “Allaah (swt) oo Laga Baqo”

Miyey Gabar Quruxdeeda Ku Kadisay

Miyey Gabar
Quruxdeeda Ku Kadisay

Waxaa soo diyaariyay:
Mohamed Abdirahmaan

Decorative Lines

السَّلاَمُ عَلَيْكُمْ وَرَحْمَةُ اللهِ وَبَرَكَاتُهُ

Saciid al Caabidi baa waxuu wiilkiisa Axmed ibnu Saciid al Caabid kaga sheekeeyay sheeko asagoo ugu dhigayo dardaaran waxuu ku yiri wiilkeygoow waxaa nala daganaa xaafada (Kuufa) Ciraq wiil Alle caabud ahaa oo masaajidka ku xernaa waxuu ahaa wiil waji qurux badan iyo joog dheer leh aamusnaan badan.

Continue reading “Miyey Gabar Quruxdeeda Ku Kadisay”

Waa Maxay Muftaaxa Jannada?

Waa Maxay
Muftaaxa Jannada?

Qiso la yaab leh.

Decorative Lines

Qormadeena maanta waxay ka saabsan tahay Qiso layaab leh oo dhex martay Nin Muslim ah iyo nin Pope ka ahaa Kaniisad, waxaanay u dhacday sheekadu sida tan;

Nin Muslim ah ayaa waxay saaxiibo ahaayeen Nin Masiixi ah, dabadeedna ninkii masiixiga ahaa ayaa wuxuu ka codsaday ninkii Muslimka ahaa inuu u raaco Kiniisadda si uu goobjoog uga noqdo dariska uu bixinaayo pobeku, wuu ka aqbalay Ninkii Muslimka ahaa waxaanay isku raaceen Kaniisadii.

Markii ninkii wadaadka ahaa soo galay ayuu gartay in meesha nin muslim ahi fadhiyo deedna wuxuu weydiiyey Ma Muslim ayaa idinku jira? Waxaa markaaa istaagay ninkii Muslimka ahaa oo weydiiyey pope kii sideed ku garatay in meesha Muslim joogo wuxuuna ugu jawaabay popekii calaamada wejiga.

Continue reading “Waa Maxay Muftaaxa Jannada?”

Qisaddii Nabi Ismaaciil (c.s.)

Qisaddii
Nabi Ismaaciil c.s

Waxaa qoray:
Sheekh Maxamuud Sheekh Cabdi-Waaxid

Decorative Lines

‘’Sababtii keentay in Illaahay amro Nebi Ibraahiim inuu bireeyo Wiilkiisa Ismaaciil (cs).’’

Sababta keentay in Nebi Ismaaciil (cs) la amro in la bireeyo xaqiiqada Illaah baa garanaya, balse sida la sheegay Nebi Ibraahiim (cs) ayaa sadaqeeyey 1.000 Neef oo Ari ah, 300 oo lo’ah iyo 100 Neef oo Geel ah, wuxuuna ku baxshay jidka Illahay, dadkii ayaa la yaabay, markaabaa Nebi Ibraahiim (cs) wuxuu yiri

Continue reading “Qisaddii Nabi Ismaaciil (c.s.)”

Jannada iyo wixii loo Diyaariyey Mu’miniinta

Jannada

Iyo Wixii loo Diyaariyey Mu’miniinta

Decorative Lines

bismillah

Allaah (sw) wuxuu jannada ka dhigay guri ay leeyihiin dadka karaamada iyo sharafta ku lahaa Allaah agtiisa markii ay dunida joogeen, kuwaas oo noloshooda ku dhamaystay in ay allaah raali galiyaan lana yimaadaan wax kasta oo uu amray kana haraan wax kasta oo uu Allaah ka reebay. Allaah abaal marin ayuu uga dhigay, waana wax laysku abaal mariyo waxa ugu wanaagasan.

Continue reading “Jannada iyo wixii loo Diyaariyey Mu’miniinta”

Create a website or blog at WordPress.com

Up ↑