Search

Wajibad

Learn All About The Stories of The Prophets, & All Islamic Wajibad & The Sunan.

Category

Qoyska

Raaxada Guurka – Qaybta 5aad

Raaxada Guurka

Baabka | 5aad

Turxaan Bixinta Nolosha Qoyska

Waxaa qoray:
Sabriye Macallin Muuse Continue reading “Raaxada Guurka – Qaybta 5aad”

Turxaan-Bixinta Nolosha Qoyska

Turxaan-Bixinta 
Nolosha Qoyska

Qore: Sabriye Macallin

Decorative Lines

bismillah

Waajibaadka Ninka

Sida uu imaam Abuu Xaamid Al-Gasaali (Eebbe ha’u naxariisto eh) ku qoray kitaabkiisii (Ixyaa’ Culuumid-Diin),

Continue reading “Turxaan-Bixinta Nolosha Qoyska”

Garaadso Intaadan Guursan – Qaybta 2aad

Garaadso Intaadan Guursan

Qaybta | 2aad

Waxaa qoray:
Mubarak Mohamud Saleban
(Mubarak Hadi)

Decorative Lines

Gayigan aynu ku noolahay gabdhaha ku nooli guud ahaan waxay soo mareen marxalado taariikheed oo mararka qaar meelka dhac ku ahaa maqaamkooda nololeed. Marxaladdii mugdiga badnayd ee casrigii jaahiliga soo ifbixii Islaamka ka hor, ayaa ka mid ahaa waqtiyadii ugu cuslaa ee lagu cadaadiyo haween.

Continue reading “Garaadso Intaadan Guursan – Qaybta 2aad”

Garaadso Intaadan Guursan

Garaadso Intaadan Guursan

Qaybta | 1aad

Waxaa Qoray:
Mubarak Mahamud Saleban
(Mubarak Hadi)

Decorative Lines

Waxaa hubaal ah, gabadh iyo wiil kastoo guurdoon ah, oo maantadunida guudkeeda jooga inuu ku haminayo siduu ku heli lahaa ama ku hanan lahaa qof wanaagsan oo ay nolosha wada qaybsadaan.

Continue reading “Garaadso Intaadan Guursan”

Guurka iyo Dhismaha Qoyska Islaamka – Part Two

Guurka iyo Dhismaha
Qoyska Islaamka

Qaybta | 2aad

Qodobka:
Guurka iyo Dhismaha Qoyska Islaamka
Waxaa qoray: Cusmaan Bilaad

LineTree Continue reading “Guurka iyo Dhismaha Qoyska Islaamka – Part Two”

Guurka iyo Dhismaha Qoyska Islaamka – Part One

Guurka iyo Dhismaha
Qoyska Islaamka

Qaybta | 1aad

Qodobka:
Guurka iyo Dhismaha Qoyska Islaamka
Waxaa qoray: Cusmaan Bilaad

LineTree Continue reading “Guurka iyo Dhismaha Qoyska Islaamka – Part One”

Create a website or blog at WordPress.com

Up ↑