Search

Wajibad

Learn All About The Stories of The Prophets, & All Islamic Wajibad & The Sunan.

Category

Caqiidada

Kitaabka Abuu Shujaac – Qaybta 5aad

Kitaabka Abuu Shujaac

متن الغاية والتقريب
أبي شجاع

Kitaabka Salaadda

Darsiga | 1aad

Fadiilatu Sheekh Maxamed Cabdi Umul

Continue reading “Kitaabka Abuu Shujaac – Qaybta 5aad”

Kitaabka Abuu Shujaac – Qaybta 2aad

Kitaabka Abuu Shujaac

متن الغاية التقريب
أبي شجاع

Darsiga | 2aad

Fadiilatu Sheekh Maxamed Cabdi Umul

Continue reading “Kitaabka Abuu Shujaac – Qaybta 2aad”

Kitaabka Abuu Shujaac – Qaybta 1aad

Kitaabka Abuu Shujaac

متن الغاية والتقريب

أبي شجاع

Kitaabka Dhahaarada

Darsiga | 1aad

Fadiilatu Sheekh Maxamed Cabdi Umul

Continue reading “Kitaabka Abuu Shujaac – Qaybta 1aad”

Xukunka Qofka Diinta ka Laabta ”Riddada”

Xukunka Qofka Diinta
Ka Laabta ”Riddada”

Waxaa Qoray:
Abdulkadir Dalmar

Decorative Lines

Bismillah

Xilli kasta waxaa jira dagaal ka dhex taagan xaqa iyo baadilka. Dagaalkaas oo soo bilowday xilligii nabi Aadam. Nabi Aadam (cs) waxaa la siiyey xorriyad dhammeystiran, taas oo ah in uu sidii uu doono jannadda u isticmaalo laakiin uusan u dhawaan geed ka mid ah geedaha jannadda. Continue reading “Xukunka Qofka Diinta ka Laabta ”Riddada””

Caqiidada Islaamka – Su’aalo & jawaabo Diini ah

Caqiidada Islaamka 

(Suáalo & jawaabo Diini ah)

Decorative Lines

bismillah

Mahad Celin

Mahad oo idil Allaah (swt) ayay u sugnaatay, naxariis iyo nabadgelyo Nabigeena Muxammad dushiisa ha ahaato iyo ehelkiisa iyo asxaabtiisa iyo inta hanuunka ku raacday ilaa maalinta qiyaamaha.

Continue reading “Caqiidada Islaamka – Su’aalo & jawaabo Diini ah”

Saddexda Asal Iyo Daliilahood

Al-Usuul Ath-thalaathah

Saddexda Asal  Iyo Daliilahood

Waxaa Alifay: Sheekh Maxamed Bin Cabdulwahaab

Boqortooyada Sacuudi Caraabiya Wasaarada Tacliinta Sare Jaamacada islaamiga ee Madiina Maamulka u Adeegga Bulshada. Waaxda Wacyigalinta Jaaliyadaha

WAXAA AF-SOOMAALI U TARJUMAY:
Cabdifataax Axmed Yare

Download PDF: Al-Usuulul Thalaathah

Decorative Lines

bismillah

Continue reading “Saddexda Asal Iyo Daliilahood”

Create a website or blog at WordPress.com

Up ↑